Computer man

Tafsiirka Quraanka Oo Af Somali Ah

Dhageyso Tafsiirka Quraanka iyo AUH Sheekh Cumar Faaruuq

Tafsirka Surah Al Fatiha iyo Sheekh Cumar Faaruuq

The Holy Quran | Quran translation | Language Somali | Surah Fatiha | الفاتحة – Ayat Count 7. 

 


Translation of the meanings of Surah Baqarah in Somali Ayat 1-25

Surah Al-Baqarah is the second chapter of the Quran. It’s the longest chapter, consisting of 286 verses.

It covers a wide range of topics, including guidance for personal conduct, legal principles, stories of past prophets, and reminders of God’s mercy and justice.

The chapter emphasizes the importance of faith, righteousness, and adherence to God’s commandments. It’s considered foundational in Islamic teachings and is often recited in prayers and during other religious ceremonies.

 


Sheekh Cumar Faaruuq Xaaji Cabdi-Suldaan Xaaji Maxamuud wuxuu ku dhashay degmada Qooxley oo Qallaafe iyo Qabridaharre u dhaxeysa, halkaasi oo magaceeda caanka ahi yahay “Carmaale”.

Carmaale waxaa dariiqa diimeed ka hayey aabihiis Xaaji Cabdi- Suldaan, dariiqadaasoo ka koobanayd dugsi Quraan iyo barida diinta islaamka oo uu hayey Sheekh waalid u ahaa Sheekh Cumar Faaruuq oo la oran jirey macallin
Cusmaan Macallin Dhicis.

Sheekh Cumar-Faaruuq wuxuu ka dhashay qoys diineed. Hooyadiis, Caasha Sheekh Axmed Guure, isaga oo 3 jir ah ayey geeriyootay, aabihiisna wuxuu ka dambeeyey saddex sano.

Waxaa markaa Sheekh Cumar Faaruuq soo koriyey ayeeydiis hooyo iyo walaalihiis ka waaweynaa. Macallinkiisu wuxuu ahaa abtigii hooyadii la dhashay oo macallin Xuseen Sheekh. Axmed-Guure la yiraahdo.

Sheekh Cumar Faaruuq quraanka kariimka ayuu halkii ku xifdiyay, kabacdina wuxuu bilaabay in uu baro Cilmiga isaga oo 14 jir ah ayaa Fiqiga loo billaabay, Kitaabka Safiinatu Salaat ayaa waxa u billaabay Sheekh waalid u ahaa Sheekh Cumar Faaruuq oo lo oran jiray Sh. Cusmaan-Jire Sh. Xuseen-Dhaqane.