Computer man

Xildhibaan Hussein Weytan oo Cambareyay Qaraxii Mandera

Hussein Weytan oo ka hadlay qaraxii manta ka dhacay hoteel ku yaala magaalada Mandera

Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay maqaayad cunto oo ku taalla magaalada Mandera ee Waqooyi Bari Kenya maanta.
Xildhibaanka Mandera East Hussein Weytan ayaa ka hadlay qaraxii manta ka dhacay hoteel ku yaala magaalada Mandera.