Computer man

Gudomiyaha Ismamulka Mandera oo Ka hadlay Qaraxii Dacay

Madaxa ismaamulka Mandera oo cambaareeyay qaraxii maanta halkaasi ka dhacay

Gudomiyaha Ismamulka Mandera Mohamed Adan Khalif ayaa ka hadlay qaraxii manta ka dhacay hoteel ku yaala magaalada Mandera.
Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay maqaayad cunto oo ku taalla magaalada Mandera ee Waqooyi Bari Kenya maanta.